Qarax caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Qarax ayaa caawa wax yar ka hor saqdii dhexe laga maqlay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Warta nabada (Ex-Wardhiigley) Afhayeenka Wasaarada Warfaafinta ee dowlada Somalia Ismaaciil Orango ayaa boggiisa facebook ku soo daabacay in qaraxaas uu aha mid ay fashiliyeen ciidamada amaanka. “Ciidamada Amniga ayaa Qarxiyay Bam Gacmeed laga helay Guri Dhisme uu ka socday … Continue reading Qarax caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya